Back

Jiilka crypto.

–Baro Crypto Trading –

Dunida crypto waa fursad — laakiin kaliya kuwa wax bartay ayaa ka dhiga lacag dhab ah.

Maxaad Nagu dooran kartaa?

Waxa aad nagu dooran kartaa ee aanu kaga duwanahay koorsooyinka kale ee jira qodobadan

Koorsadan aad ayay u fududahay Qof wayn iyou qof yarba uu fahmi karo.
koorsadani waa mid loo duubay oo loo habeeyay talaabo talaabo.
Ardayga waxaa diyaar aanu u nahay in aanu ka caawino wixii koorasandan ku saabsan ee uu caawimaad uga baahdo.
Hadii aad qaadato koorsadan waxaad awood u leedahay inaad mar walbo iyo meel-walba.

60%

Haddii aad rabto inaad ka mid noqoto traders-ka guuleysta, waa waqtigii aad ku biiri lahayd Jiilkacrypto

Fahanka Iyo barashada blockchain technology waa furaha iyo fahanka cryptocurrency.

Strategyad iyo farsamooyin wax ku ool ah.

Waxad ku baran doonta starajiyad suuqa crypto ad malinwalba kaga samayn kartid $100+

Koorsadan Yaa baran kara?

Koorsadan Hadafka ama Target waxa u ah qof kasta oon hore cryptocurrency ama lacagta digitalka ah wax uga fahamsanayan.

Qaado Koorsadan Si aad u Helosh

Mawduuc kasta jawaabtiisa oo faahfaahsan 

Fahmsiinta Ardayga siduu u shaqeeyo crypto Market.

Abdiaziiz Ahmed
Abdiaziiz Ahmed
@muse.ali.ahmed
“Course-kan nolosheyda ayuu beddelay! Waxaan hore u ahaa qof aan garanayn goorta aan suuqa galo, laakiin hadda waxaan sameeyaa 3%–5% faa’iido maalin kasta. Waxaan ku bilaabay $200, hadda account-kaygu waa $1,400. Waa casharro cad oo si fudud loo fahmi karo!”
Usaame Farhan
Usaame Farhan
@username
“Waxaan bartay sida ay pro traders u fekeraan.” Ka hor course-kan, markasta waan degdegayay oo lacag baan lumin jiray. Hadda waxaan leeyahay nidaam, dulqaad, iyo kalsooni. Faa’iidada waa dhab — waxaan sameeyay $350 toddobaadkii hore!
Mohamoud Ahmed
Mohamoud Ahmed
@zulthanka
“Waxaan bartay inaan lacagta ilaashado.” Waxaan ogaadey in trading-ka aanu ahayn kaliya helidda signal, balse fahamka risk management. Course-kan wuxuu iga dhigay trader maskax furan. Waxaan ka faa’iiday $100 ilaa $750 bil gudaheed.

Jiilkacrypt Waa hagaha iyo timaamaha adayga baranaya crypocurrency

Jiilkacrypto waa madal waxbarasho oo u heellan in ay jiilka maanta iyo berrito siiyo faham cad, nidaamsan oo lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan cryptocurrency, blockchain iyo dhaqaalaha digital-ka. Ujeeddadeennu waa in aan ka dhigno jiilkeenna kuwo aqoon u leh teknoolojiyadda cusub ee maaliyadda, isla markaana awood u leh in ay ka faa’iideystaan fursadaha uu furn yahay suuqa crypto-ga.